X

Muuse Biixi oo dib u soo celiyay gaarigii C/raxmaan Ciro

Maamulka Muusr Biixi ayaa dib u soo celiyay gaarigii C/raxmaan Curo oo ay la wareegeen usbuucii hore kadib narkey xireen ilaaladiisii qaar ka mida. Maamulka Muuse Biixi ayaa isla maanta soo saaray cida uu u ogol yahay inay soo dejiso direyska cidankiisa.



Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.