X

Muuse Biixi oo dibedda u tuurey xoghayaha xisbigiisa Jaamac Shabeel

Muuse Biixi ayaa dibedda u tuurey xoghayaha xisbigiisa Jaamac Shabeel oo saxaafada la hadley. Dhawaan ayay ahayd markii Jaamac Shabeel iswaydiiyay halka uu ku dambeeyay Muuse Biixi oo ansixiyay xeer diinteena ka soo horjeeda.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=JXSvzuWBHrA[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.