X

Muuse Biixi oo diidan inuu hantidiisa soo bandhigo wasiiradiisiina gidaar ku dhaariyay

Muuse Biixi ayaa diidan inuu hantidiisa soo bandhigo wasiiradiisiina gidaar ku dhaariyay. Waxa hadalheyntan weyn markiiba qaatey xisbiga Wadani oo dalbanaya in Muuse Biixi cadeeyo hantidiisa.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=CdALO-eEpAA[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.