Muuse Biixi ayaa diidey inuu la hadlo Cabdiwelli Gaas sheegayna inayna fahmayn. Wuxuu dhinaca kale sheegay inayna xataa Qaramada midoobey is fahmeyn ee u dhexeeya iyaga iyo Puntland.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=TE82v399HVk[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS