Muuse Biixi ayaa eryay siyaasiyiin ku jirey xisbigiisa. Siyaasiyiintaan oo la waraystey ayaa ka qayliyay eryida sheegayna in Muuse Biixi u soo marin sifo sharciya. Dhaliisha ugu weyn ayaa ah inuu khiyaaney kadibna ay ka hadleen.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=cIoI_rZybd8[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS