X

Muuse Biixi oo fuuliyay amarkii safiirka Ingiriiska siina daayay dhalinyar reer Putlaana

Waxa maanta ooda laga qaaday dhalinyar lagu qabtey dagaalka Muuse Biixi iyo xulafada Dhulbahante ku qaadeen Tukaraq halkaas oo dhalinyar badan labada dhinacba ku geeriyoodeen. Hadaba amar uu bixiyay safiirka Ingiriiska u fadhiya Somaliya ayaa lagu amrey Muuse Biixi inuu sii daayo dhalintaas uu ku tilmaamey maxaabiis.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.