X

Muuse Biixi oo gudiga doorashada Ka dhigey jug jug meeshaada joog

Muuse Biixi ayaa dib u ansixiyay shaqsiyaad hore u fashilmey oo Ka tirsan guddiga doorashada ee maamulka Somaliland. Shaqsiyaadkan ayaa waxa diidey labada xisbi ee kale ee halka reera laakiin Muuse Biixi oo ogaa mowqifkooda ayaa Ka dhigey jug jug meeshaada joog.


Dib u ansixinta xubne hore loo diidey oo isagu ogaa waxay Ka dhigan tahay in Muuse Handaraab aanu Rabin in gobolku doorasho rib u galo ayuu yiri Xuseen Warsame oo jooga Hargeysa.


Maaha markii ugu horeysay ee Muuse Handaraab xanibo doorashada goleyaasha oo hadda maraysa 10 sanno intii la soo doortey. Waa nasiib daro inuu markale caqabad ku noqdey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.