X

Muuse Biixi oo gunadii ka jaray abwaan Hadraawi

Muuse Biixi ayaa gunadii ka jaray abwaan Hadraawi. Waxa warkan cadeeyay abwaanka kale ee Walalwal. Lacagta Muuse Biixi goostey ayaa lagu sheegay inay ahayd 500 oo doolar.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=LRF_Km0BUHI[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.