X

Muuse Biixi oo heshiis la galay shirkado milixda qoda

Muuse Biixi ayaa heshiis la galay shirkad milixda qoda. Shirkadahan oo lagu sheegay inay ka soo kala jeedaan Jarmalka iyo Ustaraaliya ayaa loo gacan gelinayaa milixda gobolku hodanka ku yahay. Lama sheegin lacagta Muuse Biixi qaadan doono.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=1TdYZyIrfM0[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.