X

Muuse Biixi oo Imaaradka kala hadley inay siiyaan doomo ilaaliya Berbera

Muuse Biixi ayaa Imaaradka kala hadley inay siiyaan doomo ilaaliya Berbera iyo in laysku xiro hawsha burburineed ee Imaaradku ka wado Yaman. Codsigan ayaan la garanayn in Imaaraadku ka jawaabay inkastoo hadda ay diyaar u yihiin sidi dalka loo sii kala goyn lahaa.



Warar ayaa sheegaya in ciidan Imaaraadku leyihiin oo jooga Cadan ay iman doonaan Berbera si ay u xoojiyan dekedda Berbera oo Muuse Biixi ku yiri dantiina difaacda.



Ciidan Imaaraadku ku farageliyo Somaliya ayaa keeni karta inuu faraha kaga gubto, colaad horlana ka abuuri karta qabiilada wada dega Somaliland.

Hoos ka fiiri wafti hal beela oo Muuse Biixi ugu tagey Imaaraadka oo ay ku jiraan booliiska iyo kuwa badda ee maamulka Somaliland.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=EWZ4YRHu0PA[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.