Muuse Biixi ayaa jeelka u taxaabay qoraa wax ka qorey guushii Farmaajo. Dhawaan ayay ahayd markii Muuse Biixi xirey gabadh Xamar tagtey oo gabay ka akhridey. Niciima ayaa welli jeelka ku jirta.
Qoraagan wax ka qorey guushii Farmaajo sanadkii uu hayay. Qoraa Maxamed Keyse Bigeeye ayaa Buuga u qoray waxa uu ugu Magac daray ( Tusaalaha Guusha).
Buugan ayuuna quruhu welli soo bandhigin waxase xayaysiis ahaan uu usoo dhigey bartiisa faysbuug sida wararka aan ku helayno.
Maaha markii ugu horeysay ee maamulku ka dhidido waxyaabo caadi ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS