X

Muuse Biixi oo ka hadley casuumad loogu sameeyay degmada Baki

Muuse Biixi ayaa ka hadley casuumad loogu sameeyay degmada Baki xilli uu hadda xoogiisii isugu geeyay gobolka Awdal kana filayo in uu cod ka helo ayadoo siyaasiyiin hore ku biireen.

 




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.