X

Muuse Biixi oo kala hadley saldhiga Imaaraadku Ka dhisanayo Berbera

Horjoogaha maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa Kala Hadley arinta ku saabsan saldhiga Imaaraadku Ka dhisanayo Berbera. Muuse Biixi ayaa shalay u muuqdey inuu yiri madaarka ma noqonayo mid milatari ee waa mid shicib.


Halka hadda uu leeyahay waxay dhisayaan madaar casri ah oo weyn oo uu ku tilmaamey mid ay u isticmaali karaan dhinaca milateriga.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.