X

Muuse Biixi oo ku guuleystay in uu kala jabiyo beesha Bahabar Muuse (Samaroon) iyo garab shir qabsaday

Muuse Biixi iyo maamulka Siilaanyo oo ku guuleystay in ay kala jabiyaan beesha Bahabar Muuse (Samaroon) oo dhulkooda si xun uga qatan yihiin amaba aan waxba loo qaban shantaa sano ee maamulkoodu jirey. Abaaro ku dhuftey ayaa lagu eegay oo kaliya ay u gurmadeen Samaroonka kale.

Waxa la filayaa in ay dhawaan shirkale qabsadaan taageerayasha Suldaan Abshir oo ay ka jawaabaan farogelinta Muuse Biixi iyo maamulka Siilaanyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.