Maxamuud Xasan Sacad oo Muuse Biixi ugu qaabilsan ganacsiga ayaa sheegay in markab yimi Berbera oo sidey shidaal ay iyagu leeyihiin oo hadda dib uga iibinayaan shidaalkaas. ”Weerar kuma nihin ganacsatada ee halkii ay kiishash lacaga ka qaadi lahaayeen anagaa u hayna shidaal.
Ganacsiga soo dejinta ee mamulka Somalilaan oo uu u xiran hal beel ayaa markabkan shidaalka keenayna uu yahay kii ugu horeeyay ee lagu naaxinayo halkaa beel.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS