X

Muuse Biixi oo laba telefishan ka mamnuucay Hargeysa iyo Burco

Muuse Biixi ayaa laba telefishan ka mamnuucay Hargeysa iyo Burco. Labadaan Telefishan oo ah kuwo xora ayaa lagu magacaabaa SBS iyo Somnews xaruntooduna waa dibedda. Shaqaalihii mid ka mida telefishankaa ayaa Hadley.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Uh_lZhOcWio[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.