X

Muuse Biixi oo laga diidey bandooga qaybo ka mida Sanaag

Kadib kulan fashil ku dhamaadey oo ka dhacay Hargeysa ayaa Muuse Biixi ku guul daraystey inuu meelmariyo bandooga uu ku qarinayo xasuuq jeegaantu u gaysatey laba sarkaal oo la soo jeeda Awdal. Ilsa Hadda Maxamed Kaahin waa diidan yahay inuu tolkiis soo qabto.


Kulanka Hargeysa Ka dhacay ayaa xildhibaanadu Ka diideen inuu bandooga soo rogo taas bedelkeedana kulanka soo degdega uu u soobxirey.

Fadeexada Ka raacdey Muuse Biixi goobta ayaa muujinaysa heerka fashilku taagan yahay ayuu yiri Xuseen Warsame oo jooga Hargeysa.

 


Hoos ka daawo gudoomiye oo bigaadiyay diidmada

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.