X

Muuse Biixi oo magacaabay shaqsiyaad ka mid noqon doona maamulkiisa

Muuse Biixi ayaa magacaabay shaqsiyaad ka mid noqon doona maamulkiisa. In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta hoos ku xusan:



1. Cali Ibraahim Jaamac Baqdaadi Guddoomiyaha Baanka Dhexe
2. Axmed Xasan Cabdi Carwo Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe
3. Cabdirashiid Ibraahim Sheekh Cabdiraxmaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka
4. Cabdirashiid Cabdillaahi Hande Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Salal
5. Cabdi Xuseen Cabdi Ibraahim La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Naafada

Waxa aad looga deyrinayaa tayada maamulka Muuse Biixi u soo magacaabay maamulkiisa.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.