X

Muuse Biixi oo marsadey xeerka doorashooyinka

Wakiilada beesha dhexe ayaa marsaday xeerka doorashooyinka oo belaha Samaroon ku jirin. Fadhiga lagu ansixinyay waxaa ka soo qayb galay 53 Xildhibaan oo beesha dhexe ah oo ay ka maqan yihiin Samaroon iyo Sool iyo Sanaag.


Beelaha Samaroon iyo Harti ayaa hore u sheegay inayna ka qayb galayn doorasho lagu yasay, hadday beesha dhexe keligeed rabto inay is caleemo saarto ayna waxba ka qabin.


Si kastasba ha ahaatee beesha dhexe oo hadda hesha dhefta ugu badan ayaan is caleemo saari karin laakiin u baahan beelaha darifyada inay toosiyaan. Xeerka maanta la marsaday ayaan waxba ka dhigneyn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.