Muuse Biixi ayaa sawir la galay wasiiradiisa cusub oo boqolkiiba 85 reerkiisa ah. Wasiiradan oo gaaraya 32 ayaa durba laga qayliyay tayadooda.
Muuse Biixi ayaa ka codsaday wasiirada uu magacabay inay qariyaan sirta golaha wasiirada. Dhibka ugu weyn ee Jira ayaa ah in aan midna khibrad u lahayn sidii wax looga bedeli lahaa dhibka Jira.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS