X

Muuse Biixi oo sheegay inuu guddi hore looga qayliyay u saaray xaalada Lughaya

Horjoogaha Somaliland Muuse Biixi ayaa sheegay inuu guddi hore looga qayliay u saaray xaalada deegaan hoostaga Lughaya oo nin lagu diley, dadka deegaanka oo cawdeyna uu jeelka u taxaabay. Waxay dadka deegaanka hore u sheegeen in Saleebaan Koore u baahan yihiin inuu Sool xaliyo.


Beesha C/raxmaan Saylici ee ninja laga diley ayaa dhowr mar calaacal la hortimi saxaafada tana waa jawaabtii calaacalkaa ayuu yiri Xuseen Warsame oo Ka faalooda siyaasada gobolada Woqooyi.

Mar la weydiiyay Saleebaan Koore in hore loo diidey ayuu sheegay in far Laba nin Ka wada qoslin oo odayadaay saaxiibo yihiin.


Muranka deegaanka Gargaara ee ninka lagu diley ayaa salka Ku haya dhul beereed ay leeyihiin beesha Ciise waxa beeranaya dad aan hore u deganayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.