Muuse Biixi oo sheegay inuu ogyahay lacagaha ajaanibtu bixiso halka ay ka keenaan
Madaxa maamulka Somaliland ayaa sheegay inuu ogyahay halka laga keeno lacagaha tirada yar ee ay keenaan hay’adaha ku qaraabta magaca Somaliya oo daaro dhaadheer ka dhistey lacago lagu soo qaaday magaca Somaliyeed.