Muuse Biixi oo hadda ay ka muuqato kalsooni buuxda ayaa suaal ku saabsanayd waxa uu u dooran waayay madaxweyne ku xigeen ka yimaada Sool iyo SAnaag ayuu ku sheegay in cod la’aani ka jirto Bariga sidaas awgeedna uu ka baqayo in uu cidlo ku soo dhaco. Waanse jeclaa in xisbiyada ku jiraan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM