X

Muuse Biixi oo si maqaam hoose ah loogu soo dhaweeyay Imaaraadka

Muuse Biixi ayaa si maqaam hoose ah loogu soo dhaweeyay Imaaraadka. Dadka soo dhaweeyay ayaa waxa u badnaa shaqaalaha shirkada DP World oo rabta in si khiyaamo kula wareegto Berbera.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=9o1-5c3xtOo[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.