Muuse Biixi ayaa si niyada laabta u saaray hogaamiye C/raxmaan Ciro.
Madaxweynaha iyo Murrashaxa ayaa ku kulmay aaska marxuum Axmedyaasiin Gabay-xaddi oo maanta lagu aasay Hargeysa. Gudoomiye Ciro ayaa si geesinimo leh ugu haneeyay doorasho lagu shubtey muujiyayna xilkasnimo weyn.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS