X

Muuse Biixi oo ugu dambeyn bedelay badhasaab Awdal diin ku caayay

Horjoogaha maamulka Somalilaan Muuse Biixi oo ku fashilmey maamulka gobolka ayaa ugu dambeyn bedelay ama shaqada ka eryay badhasaab Boorama diinta ku caayay lix bilood kahor laakiin uu dabooley Muuse Biixi oo ay isku jufo yihiin.


Warqad uu soo saaray ayuu ku sheegay inuu xilka ka qaaday kuna bedelay badhasaab kale oo ka soo jeeda isla beeshiisa laguna magacaabo Maxamed Axmed Caalin Yuusuf.

Cashuurta ugu badan ee ka soo baxda gobolka ayaa lagu cunaa Hargeysa halka gobolku yahay kan ugu liita xaqa shaqada, horumarka, wadooyinka waaweyn.


Horumarka kooban ee ka jirta gobolka ayaa waxa inta badan qabtey dadka gobolka ku nool.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.