Kadib markii wakiilka Jabuuti u jooga Hargeysa uu Ka Cassey cay uu Faysal Waraabe la daba taagan shacbiga Jabuuti codsadeyna in wakiilka laga saaro Hargeysa ayaa Muuse Biixi Ka jawaabay. Wasiirkiisa arimaha dibedda Faratoon ayaa kabaha la dulmaray Faysal Waraabe sheegaya in dadku wada maqlaayay wuxuu ku hadlayay.
Wuxuu sheegay in xiriirka u dhexeeya maamulka Somaliland iyo Jabuuti uu fiican yahay Faysal Waraabana laga ogolaan doonin inuu qalqaliyo.
Ma hayno wax dacwada oo naloo gudbiyay oo dhinaca wakiilka ah ama wakiilka oo isma dacwad soo gudbiyay mana dhacayso wararka ximaatada ah ee suuqa lala wareegayo ayuu yiri Faratoon
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS