Muuse Biixi ayaa weli ku doodaya inuu ka maqan yahay dhul Ingiriis dhaxal u siiyay. Muuse oo weerar cusub ku qaadey tuulada Tukaraq ayaa Cabduwelli u sheegay inuu miyirsado oo la wadahadlo. Lama garan karo halka uu rabo in laga bilaabo mar haduu raadinayo dhaxal Ingiriis uga tagey.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=HDb0YXIksNA[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS