X

Muuse Biixi oo xildhibaan Dhakool u diidey in qoyskiisu booqdo

Gudoomiyaha golaha madadha ee beesha Isaaq Xasan Guure Jaamac ayaa sheegay in xildhibaan xiran yahay waayo waxaanu ahayn beesha Isaaq. Wuxuu kaloo sheegay in Muuse Biixi diiday in qoyskiisu booqdo. “Anigu ma arko wuxuu u xidhan yahay aanid shaqsiya ahayn mar haddii hay’adihii sharcigu wada sheegeen in uu leeyagay xasaanad.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.