X

Muuse Biixi wuxuu reer Awdal u yaqaan dameer aan ku fadhiyo: Maxamef Aadan

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee gobolka Awdal Maxamed Aadan Suldaan ayaa ka deyriyay dulmiga maamulka beesha dhexe ku hayo reer Awdal sheegayna in Muuse Biixi ka dhigteu dameer aan ku fadhiyo dhuusadiisu maxay iga tari. Wuxuu is weydiiyau aaway dadkii gobolka Hsrgeyda ku jogey magaciisa.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.