X

Muuse Biixi wuxuu soo dhawaystaa Axmaarada Somalidana wuu bililiqaystaa: Waxgarad

Dhawaan ayaa magaalada Burco waxa dagaal ka dhex qarxay Oromada iyo Axmaaro aad ugu soo kordhaysa gobolka, waxayna ku soo beegantey xilli horjooge Muuse Biixi Somalida Burco joogto uu rabo inuu bililiqaysto ayuu yiri Jaamac Kheyre oo Burco degan.


”Waxaan ujeednaa Axmaaradii oo iyaguna ku soo biray Oromada joogta gobolka halka horjooge Muuse ku mashquulay Somali nacayb ayuu yiri Jaamac Kheyre. ”Koley waxay ila tahay inaan reer Burco yeelayn in Somali lagu bililiqaysto Burco ayuu qabaa Waaberi Qowdhan.


Dagaalka dhexmaray Oromada iyo Axmaarada Burco ku soo ururtey ayaa waxa ku dhaawacmay hal qf sida ay sheegeen booliiska magaalada Burco. Booliiska Burco oo ka hadlaayay Axmaarada soo badanaysa iany u baahan yihiin in wax laga qabto.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.