X

Muuse Biixi xoog waxba ku qaadi maayo: siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa

Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa ayaa sheegay in Muuse Biixi waxba ku qaadayn xoog ee ay muhiim tahay inuu hagaajiyo talada gobolka. Dhawaan ayay ahayd markii Muuse Biixi isku dayay inuu bandoo ku soo rogo deegaano ka tirsan Sanaag halkii uu gacanta u gelin lahaa gacan ku dhiigleyaasha diley sarkaalada reer Awdal.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.