Muwaadin Somali ah oo lagu magacaabo Xasan Cabdullahi Cismaan ayaa ku jirey tukaankiisa kadib markii ay u galeen rag hubeysan oo sida muuqata rabay in ay dhacaan. Muwaadinka ayaa halkii lagu dilay hantidiisa in badan lagu dhacay. Maaha dilkii u horeeyay ee noociisa ah.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS