X

Naadiga Ingiriiska ee Chelsea oo eryay maamulihii kooxdaasi Moriiniyo oo dhulka gashay

Naadiga kubada cagta ee Chelsea ee ka dhisan Ingiriiska ayaa eridey tababarihii kooxdaasi oo hadda dhulka gashay inkastoo uu sanadkii hore u qaaday koobka naadiyada Ingiriiska.

Moriiniyo oo u dhashay Bortuqaal ayaa noqdey tababarihii uGu muhiimsanaa ee soo mara Chelsea ilaa iyo markii naadigan uu wax ka dhigey Ruud Gullit oo sanadihii 1997 kahor aan la sidaa loo aqoon markay qaadeen koobka gobolada iyo magaalooyinka Ingiriiska.

Chelsea ayaa raadinaysa maamule cusub inkastoo wararku sheegayaan in tababarihii hore ee Holland Guus Hiddink iyo tababarihii uga dambeeyay Moriiniyao kooxda Real Madrib labadaba la sheegayo.

Rashid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.