X

Naafada Boorama oo diidey in dibedda looga tuuro magaalada iyo qaylo dhaan ay dirsadeen+MUUQAAL

Boorama–Naafada magaalada Boorama ayaa qaylo dhaan u direy madaxda Boorama oo ku raba in ay magaalada ka saaraan geeyaana meel cidla oo ay ka soo gaadhi Karin magaalada iyagoo aan haysan agab ay ku yimaadaan magaalada kuna shaqaysytaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.