X

Naag faafinaysay diinta masiixiga oo Hargeysa ka carartey

Waxa baryahan soo baxaayay warar sheegaaya in dugsiga hoyashada ee ku yaala duleedka Hargeysa in naag dhigi jirtey ay faafin jirtey diinta masiixiga. Waxana sidaas cadeeyay kaniisada ay ka tirsan tahay ee Nayjeeriya oo guul u soo dirtey.


”Waxa cad in kaniisadaas ogeyd hawsha ay u joogtey Hargeysa inay ahayd faafinta diinta masiixiga ama ugu yaraan maskax ka bedelinta ardayda halkaas wax ka barata ayuu yiri Xuseen Warsame.


Qoraal ay ka soo daba tuureen ayay ku yiraaheen ulama ayn ajeedin in diin faafi ujeedadu ahayd. Si kastaba ha ahaatee waxa la sheegay inay ka carartey Hargeysa

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.