X

Nabadgalyo haddii lagu sasabayay reer Awdal way ka soo dhamaatay+shaqaaqadii Boorama iyo kibirka Siilaanyo: Dr Cali Farax+MUUQAAL

Siyaasiga Dr Cali Faarax Cabdillaahi ayaa digniin u diray maamulka beesha dhexe xilli baqdin ay gashay kuna tilmaameen ciidan Awdalstate oo soo galaya. Nabadgalyo haddii lagu sasabayay reer Awdal way ka soo dhamaatay. Dr Cali ayaa ka hadlay shaqaaqadii maamulka Silaanyo ka gaystay Boorama kadib markii masuul hore oo aan Awdalstate ahayn uu gurigooda uga dhacay.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.