Araabinews.com–Wiil yar oo aad u yar ayaa nabadoon caana ku dilay magaalada Beledweyne dhexdeeda. Wiilkan oo da’diisa aad u yarayd ayaa meesha ka baxsaday waxana hadda ku dabajira ciidanka amniga. Maaha markii u horeysay oo la ugaadhsado nabadoonada iyadoo dilalka qorsheysan ay fuliyaan kuwa xalaashadadey dhiiga muslimiinta ee argagixisada shabaab.
Allaha u naxariistee nabadoonkan ayaa lagu magacaabi jiray Muumin Barre ilaa hadana wuxuuna ka mid ahaa nabadoonada laga yaqaano Beledweyne. Lasoco wixii ku soo kordha.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM