Ciidanka NISA ayaa markii ugu horeysay ku guulaystey in ay gacanta ku dhigeen naftii halige ka tirsan kooxda dhiigmiiratada ah ee Daacish. Naftii haligahan ayaa rabey in uu xasuuq ka gaysto magaalada Muqdisho waxana la soo bandhigey sidii loo qabtey.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS