Naftii halige isku qarxiyay inta u dhaxaysa Muqdisho iyo gobolka Shabeelaha hoose. Naftii haligahan ka tirsan argagixisada ayaa watey gaari qarax ka buuxo oo loo sheegay inuu isku haligo.
Qaraxan ayaa ka dhacay deegaanka Weydoow waxana goobta ku dhintey isla naftii haligihii gaariga watey. Ciidamada amniga ee goobta gaarey ayaa xirey wadada si masiibo looga badbaadiyo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS