Boorama–Magaalada Boorama ayaa laga hirgeliyay nalal ku shaqeeya qoraxda oo laga hirgeliyay meelo awal madow ahaa. Dadka ayaa loogu baaqay in ay ilaashadaan waxana dhinaca kalana laga cawday dhagxaan la iska tuuro magaalada dhexdeeda oo anshaxa ka fog.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS