Waxa lagu dhawaaqay natiijada imtixaanaadka gobolada cWoqooyiga waxana la shaaciyay in dugsiyada Hargeysa ay galeen kuwa koowaad halka mid mid laga soo qaatay dugsiyada kale. Natiijadan ayaan wax shaqo ah ku lahayn jaamacadaha inkastoo ardayda la qaadayo inta badan lagu qaado natiijooyinka noocana.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM