Natiijada imtixaanaadka maamulka Somaliland ayaa la tiriyay ardeyda ku guulaysatey. Ardey aad u badhan ayaa ka cadhoodey natiijada taas oo keentay banaanbax. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS