X

Naxdin hooyo tahriibtay oo jirkeeda Masaaridu la baxdey oo la helay sawirkeeda

Gabadhan oo Somali ah ayaa waxaad daawateen in iyada iyo caruurteedaba lagala baxay beerka iyo wadnaha iyo kalyaha iyo dhamaan xubnaha kale waxana sidaasi yeelay dhaqaatiir Muslim sheeganaya oo jirka dadkaan sidey doonaan ka yeelay.

Gabadhan ayaan la garanayn magaceeda oo sadexan iyo waliba deegaan ahaan halka ay ka soo jeedo mana jirto cid wali ka hadashay in ay yaqaanaan hooyadan lagu xadgudbey.

Tani waxay tusaale u tahay cidi hunguri ka galo in ay isdisho iyagoo raadinaya arsaaq kale oo aan ahayn tan RAbi u qorey meelkasta oo ay joogaan. Tahriibka daaya naftiinana ha halaagina.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.