X

Maroodi caraysan oo dulmaray dalxiisayaal iyo gaadhi ay lahaayeen: ARAG sawiro sida wax u dhaceen

Dalxiisayaal cadaan ah oo ku damaashaadayay xeebta Danish town Karrebaeksminde ayaa waxa ay la kulmeen dhacdo argagax galisay noloshooda. Dalxiisayaashaani waxaa soo weerartay Seddax Maroodi oo xeebta ku dabaalanayay oo xiligaasi ahaa kuwo careysnaa.

Maroodiyaashaasi ayaa weerar kusoo qaaday dalxiisayaasha, waxayna ku ciil baxeen gaari xeebta bannaankeeda ku barkisnaa iyo labo gaari ee nooca caruurta lagu qaado.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.