Booliiska Siilaanyo magaalada Hargeysa ayaa caawa waxay wararku sheegayaan in uu rasaas hoosta ugu dhigey dhalinyar dhagxaan tuureysay.Ma jiraan warar faahfaahsan waxase la sheegayaa in rasaastii hoosta loogu dhigey ay keentay khasaare dhimasho u badan.
Dhalintan ayaan la garanayn sababta ay dhagxaanta u tuurayeen. Isbitaalka magaalada Hargeysa ayaa loo qaaday dhaawacyo kale oo jira.
Booliiska Siilaanyo ayaa iska rida rasaasta iyadoo ayna jirin cid la xisaabtanta ama la xisaabiyo oo ay dhacdo in halkaa lagu ilaawo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM