Wasiirka dastuurka dawlada Somaliya ayaa sheegay in la soo hordhigey nidaamyo kale oo federaala oo dadkale leeyihiin ayna ku talojiraan in ay mid ka doortaan sida uu sheegay anfacaya dadka Somalida. Waxase uu ilaaway in horeba loo sameeyay nidaamyo qabali ah oo midkiiba magacowdey boqol xildhibaan in ka badan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS