X

Nikolas Kay oo ka hadlay hawlaha horyaala Xasan Sheekh ee uu ka seexday iyo mudada u taala+MUUQAAL

Xoghayaha qaramada midoobey u fadhiya Somaliya ayaa ka waramay hawlaha Xasan Sheekh ka seexday ee u hadhan ee u baahan in la horgeeyo barlamaanka iyo sida hawlahan ay Somalidu u qaban Karin. Nikolas Kay ayaa wajigiisa ay ka muuqataa niyadjab isagoo og in aan waxba kala socon. Xasan Sheekh iyo Punland ayaa ku mashquulsan in xuduudo loo sameeyo jufooyinka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.