X

Nikolas Kay oo Somaliya u higaadiyay xilliga la qabanayo doorashada dastuur dhoodhoobka iyo mida madaxweynaha+MUUQAAL

London 21 Dec 2014–Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobey u qaabilsan Somaliya Nikolas Kay ayaa Somaliya u higaadiyay xilliga la qabanayo doorashada dastuur dhoodhoobka ay qoreen ajaanibtu oo gabi ahaantiisba ka soo horjeeda dhaqanka Somalida.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.