X

Nimcaan Hilaac iyo booliiska Suudaan oo isku haysta musuqmaasuq

Nimcaan Hilaac iyo booliiska Suudaan oo isku haysta musuqmaasuq kadib markii la sheegay in fanaanku xalay qabtey bandhig faneed aan musuq laga qaadan.

Wararka ayaa sheegaya in booliisku yimaadeen goobta kadib sida la sheegay kaxaystey Nimcaan Hilaac kadibna ka kaxaysteen goobta.

Nimcaan ayaa loo sheegay in aan lacag booliiska musuqa badan ee Suudaan. Warar ayaa sheegaya in maxkamad ku taal dalkaasi Suudaan ay hadda xukuntey, kuna xukuntey $1500 oo doolar kadibna la masaafuriyo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.